DEG DEG:- Milkiilayaasha Hoteelada magaalada Muqdisho oo amar culus la dul dhigay

Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warqad qoraal ah oo ay Hoteelada magaalada Muqdisho ku amareeyso inaan hoteelada lagu qaban karin wax shir ah oo aysan ogeyn wasaaradda.

Warqadaasi oo ku saxiixnaa agaasimaha guud ee wasaarada Yuusuf Cali Maxamed ayaa lagu wargeliyay dhamaan milkiilayaasha hoteelada Muqdisho, iyadoona wasaaradu sheegtay inay arrinkaasi u sameynayso, si loo yareeyo dhibaatooyinka amni darro oo ay Al-shabaab ka geystaan magaalada.

Hadaba nuqul ka mid ah warqadaasi oo soo gaaray xafiiska warbaahinta Bulshoweyn ayaa waxaa uu u qornaa sida hoos ku xusan:-

Warqad Wasaarada Amniga Gudaha

error: Content is protected !!