DAAWO VIDEO:- Bilicda iyo isbadelka ka jiro Muqdisho

Mudooyinkii dambe waxaa isbadel balaaran laga dareemayay quruxda iyo bilicda magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaana wadooyinka magaalada ay yihiin kuwa si heersare ah loo dhisay.

Tan iyo burburkii dowladdii dhexe waxaa magaalada Muqdisho ay noqotay mid ay isku bahaysteen dagaalo, colaado iyo bur-bur soo jiitamaayay muddo ku dhawaad 20 sano, waxaana muuqaaladaan ka dheehan kartaa isbadel aan caadi ahayn.

Hadaba muuqaalka hoose ayaa waxaa ka dheehan kartaa islamarkaana aad marqaati ka noqon kartaa in magaalada Muqdisho ay isbadashay.

error: Content is protected !!