WARGELIN:- Sheekooyin aad u xiiso badan oo dhawaan la bilaabi doono (LA SOCO)

Waxaa dhamaan aqristayaasha sharafta leh lagu wargelinayaa in dhawaan warbaahinta Bulshoweyn laga bilaabi doonno sheekooyinka ugu xiisaha badan ee loogu aqriska badan yahay dhulka Soomaalida, waxaana sheekooyinkaas aynu soo gudbin doonnaa maalmaha Jimcaha oo kaliya, inagoo idiin soo gudbin doonna sheekada ugu xiisaha badan oo ay bulshadu la riyaaqi doonto.

Hadaba ha moogaan sheekada soo socoto oo aynu bilaabi doonno dhawaantaan, waxaana wixii talo ah ama aa inoo hayso sheekooyin xiiso badan nagala soo xiriir emailkaan:- info@bulshoweyn.com

Mahadsanidiin
Maamulka Sare ee Warbaahinta Bulshoweyn

error: Content is protected !!