Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Goboleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.
Guddiyadan ayaa ka kooban ilaa 11 xubnood, waxaana ay seddax ka mid ah guddigaan yihiin haween.
Hoos ka aqriso wareegtada oo ku saxiixan ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke