Siilaanyo oo wasiiradda maamulkiisa isku shaandheyn ku sameeyay halka qaarne uu xilalkii ka qaaday (AKHRISO)

Wareegto uusoo saaray madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Siilaanyo) ayaa wuxuu isku shaandheyn ku sameeyay golaha wasiiradda ee maamulkiisa, iyadoona qaar ka mid ah wasiiradaasi xilalkii laga qaaday, halka qaarka kalena xilalkii la isugu badalay.

Hadaba nuqul ka mid ah wareegtada uusoo saaray madaxweyne Siilaanyo oo nasoo gaartay ayaa u qoran sida hoos ku xusan:-

Wareego-Siilaanyo-Xilal Wareego-Siilaanyo-Xilal-1 Wareego-Siilaanyo-Xilal-2 Wareego-Siilaanyo-Xilal-3 Wareego-Siilaanyo-Xilal-4

error: Content is protected !!