Cali Geedi oo wareysi xasaasi ah bixiyay iyo weerar afka ah uu ku qaaday siyaasiyiinta dalka (DAAWO)

Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo haatan ku nool magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa wareysi uu siiyay Xamdi Maxamed Kadiye kaga hadlay arrimo badan iyo doorashada dalka ka dhici doonta sanadkaan 2016-ka.

Mr. Cali Maxamuud Geedi ayaa sidoo kale ka hadlay awood qeybsiga dalka, wuxuuna siyaasiyiinta Muqdisho ku dhaliilay inay ka seexdeen inay qeybtooda soo dhacsadaan.

Wuxuu sidoo kale ka hadlay waxyaabaha hortaagan in Soomaaliya ay yeelato dowlad rasmi ah oo cadaalad ku dhaqanta dalka, wuxuuna arrimahaasi dhan u sababeeyay dhowr arrin uu tilmaamay in loo baahan yahay in wax laga badalo.

error: Content is protected !!