Wararkii ugu dambeeyay dhageysiga maxkamadda Hague ee muranka Badda Soomaaliya (AKHRISO)

Waxaa maanta lasoo gaba-gabeeyay dhageysiga dacwada Badda ee u dhaxeeysay Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo ay ka dhaceeysay maxkamadda caalamiga ee cadaaladda (ICJ) taas oo uu fadhigeedu yahay magaalada Hague ee dalka Holland.

Hadaba natiijadda maxkamadda iyo warbixinta oo dhameystiran waxaa ka aqrisan kartaa qeybta hoose ku xusan:-

HALKAAN KA AQRISO WARBIXINTA OO FAAH FAAHSAN

error: Content is protected !!