Meherkii Cabdi Maalik Muuse Coldoon iyo Aasiya Faarax Cumar oo ka dhacay Hargeysa (VIDEO)

Waxaanu halkaan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan meher dhaqameed oo aan dhawaanahan noociisa oo kale la arag, iyadoona ay nolosha ku midoobeen saxafiga caanka ah ee Cabdi Maalik Muuse Coldoon iyo Marwadiisa Aasiya Faarax Cumar Dubad.

Meher dhaqameedkan oo si fiican loo soo agaasimay, isla markaasina lagu bilay waxyaabaha Hidaha iyo dhaqanka Soomaalidu u leenahay ayaa lagu qabtay Beerta Yuusuf kirix ee jidka 150-ka ee magaalada Hargaysa ee caasimadda maamulka Somaliland.

error: Content is protected !!