DEG DEG:- Shuruudaha ay Puntland ka doonayso xubnaha raba inay ka mid noqdaan labada aqal (AKHRISO)

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Heer Puntland ayaa goor dhaw soo saaray war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin sharuudaha rasmiga ah ee laga doonayo xubnaha haatan u tartamaya labada Aqal baarlamaanka cusub ee faderaalka Soomaaliya.

War-saxaafadeedkaasi kasoo baxay guddiga ayaa lagu soo bandhigay sharuudaha xubnaha Aqalka Sare oo ku aadan lacagta, is-diwaan-galin, waxbarashada, da’adda, cadeymihiisa iyo arrimaha ku xeeran labada aqal ee Baarlamaanka.

Hadaba nuqul ka mid ah war-saxaafadeedka oo soo gaaray warbaahinta Bulshoweyn ayaa u qornaa sida hoose ku xusan.

sharuudaha-puntland

error: Content is protected !!