Shariif Xasan oo soo saaray liiska musharixiinta Koonfur Galbeed ee Aqalka Sare Baarlamaanka (AKHRISO)

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu dambeyntii soo saaray liiska musharxiinta xubnaha maamulkaasi u matali doonno Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Xubnaha u sharaxan Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed ayaa gaaraya ilaa 16 xubnood, waxaana xubnahaasi laga soo xulli doonnaa ilaa 8 xubnood oo Koonfur Galbeed u matali doonno Aqalka Sare ee baarlamaanka cusub.

Sidoo kale, xubnahaan ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay hortagaan baarlamaanka Koonfur Galbeed, si looga soo doorto 8 xubnood oo Koonfur Galbeed u matala Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Hoos ka aqriso liiska musharixiinta Koonfur Galbeed ee Aqalka Sare Baarlamaanka

liiska-maamulka-koonfur-galbeed liiska-maamulka-koonfur-galbeed-1

error: Content is protected !!