DEG DEG:- Magacyada iyo beelaha ay u dhasheen xildhibaanada Aqalka hoose ee Cadaado lagu doortay

Waxaa goordhaw magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud lagu soo gaba-gabeebay doorashada 8-da xildhibaan ee deegaanada Galmudug uga mid noqonaya baarlamaanka cusub ee federaalka Soomaaliya.

Sideedaas xildhibaan ee la doortay ayaa 6 ka mid ah waxay hore uga mid ahaayeen xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo haatan waqtigiisa sii dhamaanayo.

Halkaan ka Akhriso magacyada iyo qabiilada xildhibaanada maanta Cadaado lagu doortay

1- Xuseen Qaasim Yuusuf Iidow (Murusade Sabti-Ayaan Same)
2- Xasan Macalin Maxamuud (Murusade Sabti-Abakar )
3- Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow (Murusade-Foor Culus-Habar Ceyno)
4- Bootaan Ciise Caalin (Duduble-Maxamed Camal)
5- Maxamed Cabdulle Geesey (Duduble-Owradeen)
6- Xirsi Aadan Rooble ( Habar Gidir-Saruur-Cumar Ibraahim)
7- Saadaq Cabadikariin Xaaji (Abgaal-Waceysle-Cali Gaaf)
8- C/laahi Cali Axmed (Abgaal Waceysle-Marooyin)

error: Content is protected !!