Magacyada iyo qabiilada ay kasoo jeedaan xildhibaanada Aqalka hoose ee lagu doortay Jowhar (AKHRISO)

Waxaa ilaa iyo haatan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe lagu doortay ilaa 36 xildhibaan oo  10 ka mid ah ay yihiin dumar.

Xildhabaanadaasi oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe ee maamulka Hirshabeele ayaa ka mid noqon doona Aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Tirada guud ee xildhibaanada Hirshabeele u matalaya Aqalka hoose ee baarlamaanka ayaa laga rabaa inay gaarto 38 xildhibaan, waxaana labada xildhibaan ee ka dhiman tiradaan la dhameystiri doonaa maalmaha soo socdo.

Hadaba hoos ka akhriso magacyada iyo qabiilada ay kasoo jeedaan 36 xildhibaan ee lagu doortay magaalada Jowhar

No Magaca Xildhibaanka Qabiilka
1 C/laahi Maxamed Sanbaloolshe Xawadle/Cali Madaxweyne
2 Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone) Xawaadle/Cabdala Samatalis
3 C/risaaq Cumar Maxamed Xawadle/Ibrahin Cise
4 Cumar Cisman Wasuge Xawadle(Yabar Madaxweyne)
5 Samiiro Xasan Cabdulle Xawadle(Yabar Dige)
6 C/risaaq Axmed Maxamed Xawadle(Cabdi Yusuf)
7 C/laahi Goodax Barre Xawadle(Agoon)
8 Farxiyo Muumin Cali Xawadle/Reer Ugaas
9 Khadiijo Maxamed Diiriye Yaxar
10 Faarax Cabduqaadir Shiikhaal/Reer Owxasan
11 Cali Maxamed Cumar Hilibi
12 Aadan Xasan Cali Moobleen
13 Yuusuf Xuseen Axmed DIjeele
14 Farxiyo Maxamud Dhaqane Ujeejeen
15 Maxamuud C/laahi Axmed Ujeejeen
16 Cismaan Maxamed Cabdi Ujeejeen
17 Yuusuf Ibraahim Afrax Abgaal/Kabaale
18 C/laahi Maxamed Nuur Abgaal/Agonyar
19 Maxamed Abuukar Islow Abgaal/Owbakar
20 Mino Xasan Shibis Abgaal/Celi Cumar
21 C/qaadir Caraboow Ibraahim Abgaal/Daa’uud
22 C/qaadir Cosoble Cali Abgaal/Warsangeli
23 C/laahi Colaad Rooble Reer Shabeelle/Gasar
24 Maxamed Cumar Ceymooy Shidle/Tolweyne
25 Madiino Suusow Maxamuud Shidle/Yabadhal
26 Xuseen Cabdi Cilmi Dir/Faqe Cumar
27 Sh. C/satar Sh. C/xiin Sh. Xasan Galjecel/Barsane
28 Maryan Axmed Haaruun Galjecel/Dirisame
29 Aamina Maxamed Cabdi Galjecel/Abtisame
30 Daahir Amiin Jeesow Gaaljecel/Caafi
31 C/fatax Qasim Maxamuud Makane
32 Faadumo Faarax Ibraahim Baadicade
33 Maxamuud C/qaadir Benebene Baadicade
34 Khaliif Cabdi Cumar Baadicade
35 Maxamud Maxamed Jimcaale Yaxar
36 Xiis Xasan Ibraahim Baajamaal
error: Content is protected !!