Akhriso magacyadda ay guddiga xalinta khilaafaadka sheegeen in doorashada dib loogu celin doonno

Qoraal kasoo baxay guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa lagu sheegay in 11 ka mid ah kuraastii dhawaan lagu soo doortay magaalooyinka maamul goboleedyada dalka dib loogu celin doonno tartanka doorasho.

Nuqul ka mid ah qoraalkaasi oo soo gaaray warbaahinta Bulshoweyn ayaa ku qornaa in ilaa 11 xildhibaan oo ay guddigu sheegeen in doorasho labaad lagu celin doonno.

Guddiga khilaafaadka ayaa sheegay in cabashooyin iyo dacwado badan laga soo gudbiyay xubnaha sida musuqa ah lagu soo doortay, iyadoona cabashooyinka ugu badan ay ka imaanayeen musharixiintii la tartameeysay xubnahaasi oo loo diiday inay doorasho ka qeyb galaan.

Hadaba nuqulka soo gaaray warbaahinta Bulshoweyn ayaa u qornaa sidatan:-

error: Content is protected !!