Magacyada haweenka ka mid noqday xildhibaanada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya (AKHRISO)

Kadib doorashadii ka dhacday magaalooyinka maamul goboleedyada dalka ayaa ugu dambeyn waxaa lagu soo doortay xildhibaanada cusub ee ka mid noqon doono labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

Tirada xildhibaanadaasi ayaa waxaa ka mid ah 29 xildhibaan oo lagu soo doortay qeybsiga qoondada haweenka oo gaaraysa 30%, inkastoo weli ay harsan yihiin tiro xildhibaan kale.

Haweenkaan ayaa ka mid noday kuwii ugu tirada badnaa ee taariikhda lagu soo doorto baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ilaa iyo haatan baarlamaanka cusub soo galay tiro gaaraysa 29 xildhibaan oo dumar ah.

Dadka u ololeeya haweenka ayaa arrintaan ku tilmaamay guul weyn, inkastoo aanay muuqan in la gaaray qoondadii haweenka ee ahaa 30%, waxaana xildhibaanada ilaa iyo haatan la doortay ay magacyadooda yihiin sidatan:-

error: Content is protected !!