Shuruudaha laga rabo musharixiinta u tartameeysa xilka madaxweynaha Soomaaliya (AKHRISO)

Waxaa dhawaan la filayaa in guud ahaan dalka Soomaaliya ay ka dhacdo doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana haatan si rasmi ah loo shaaciyay shuruudaha rasmiga ah ee laga rabo qofka isku soo sharaxayo doorashadaas.

Doorashadaasi oo dhowr jeer hore dib u dhacday ayaa haatan waxay u muuqataa mid xilliga ugu dambeysa ee lagu balammay ay soo dhawaaneyso, inkastoo laga yaabo in markale uu dib u dhac ku yimaado.

Musharixiin badan ayaa dhawaan shaaciyay inay u tartamayaan doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya, iyadoona shuruudaha haatan lasoo bandhigay aysan ahayn kuwo adag, marka laga reebo lacagta laga rabo musharax waliba oo aan weli la shaacin.

Hadaba shuruudaha oo laga rabo qofka isku sharaxaayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa u qoran sida hoose ku xusan:-

error: Content is protected !!