Guddiga xallinta khilaafaadka oo hadal kasoo saaray qaabkii ay u laaleen 11-ka xildhibaan

War-saxaafadeed ay soo saareen guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa faahfaahin kaga bixiyay qaabka loo laalay 11-ka kursi oo ka mid ah Aqalka hoose ee baarlamaanka cusub.

Guddiga ayaa si weyn u difaacay qaabkii ay u mareen 11-ka kiis, iyadoo ay heleen 71 cabasho oo qaab sharci ah loo maray dacwooyinkooda, waxayna sheegeen in kuraastaasi qaab aan sharci ahayn lagu soo doortay.

Dhinaca kale, guddiga ayaa u mahad celiyay dhamaan dhinacyadii Soomaalida iyo beesha caalamka ee gacanta ku siiyay gudashada waajibaadkooda.

Hadaba nuqul ka mid ah war-saxaafadeedka oo soo gaaray warbaahinta Bulshoweyn ayaa u qornaa sidan:-

 

error: Content is protected !!