AKHRISO:- Magacyada xubnaha maanta ku tartamaya doorashada Aqalka hoose ee Somaliland

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya uu dib uga bilaawdo doorashada xubnaha Aqalka hoose ee beelaha dega gobolada waqooyi ee Somaliland.

Musharixiin badan ayaa la sheegayaa inay maanta ku tartami doonaan illaa seddax ka mid ah 11-ka kursi ee qorsheeysan in la doorto, waxayna musharaxiinta tartameysa kala yihiin sida soo socoto:-

Kursiga koowaad waxaa ku tartamaya:-

  1. Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan
  2. Caasha Aadan Yuusuf.
  3. Qaasim Ismaaciil Axmed.
  4. Ismaaciil Xasan Jaamac.

Kursiga labaad waxaa ku tartamaya:-

  1. Ridwaan Xirsi Maxamed
  2. Baarliin Xasan Qalinle.
  3. C/fataax Ismaaciil Daahir.
  4. Shukri Faarax Cilmi.

Kursiga seddaxaad waxaa ku tartamaya:-

  1. Faadumo Cismaan Nuur.
  2. Muuse Ismaaciil Jaamac.
error: Content is protected !!