AKHRISO:- Xildhibaanada cusub ee mooshinka u gudbiyay guddoonka baarlamaanka Soomaaliya

Qaar ka mid ah xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa mooshin ka gudbiyay xildhibaanada laga reebay baarlamaanka ee la sheegay in doorashadooda dib loogu celinaayo.

Mooshinka ay xildhibaanadaan wadaan ayaa waxay ku dalbanaya in la cafiyo, lana fasaxo xildhibaanada laga joojiyay inay ka mid noqdaan baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

11 xildhibaan oo ay laaleen guddigii xallinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa 7 ka mid ah xildhibaanadaasi waxaa cafis u fidiyay madaxda madasha Qaran.

Madaxda madasha ayaa soo jeediyay in 4 xildhibaan oo ka mid ahaa 11-ka xildhibaan dib loogu celinaayo doorashadooda, iyagoo 1 xubin kale markii dambe dib kaga soo daray.

Mooshinkan ay soo gudbiyeen xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee baarlamaanka cusub la hor-geeyo, waxaana ololaha mooshinkaasi wada xildhibaanada kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu soo doortay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

  1. Maxamed Huseen Isaaq Afaraale
  2. Maxamed Mursal Maxamuud Boorow
  3. Axmed Xaaji Maxamed
  4. Maxamed Ali Huseen
  5. C/kariim Macalim Xasaan
  6. Aadan Cali Idiris
  7. Maxamed Bakar
  8. C/laahi Abadi .
  9. Yacquub Cali Maxamed
  10. Daahir Cabdi C/laahi
  11. Khaliif Sheekh C/laahi
  12. Cusmaan Kibax Abrali
  13. Sheekh Aadan Maxamed
  14. Axmed Mayow Cabdulle
  15. Axmed Xasan
  16. Xassan Cali
  17. Maxamed Axmed Garweyne
  18. Xasan C/laahi Siraaji
  19. Ibraahim Isaaq Yaroow
  20. Maxamed Axmed
  21. Xassan Macalim Xuseen
  22. Maxamed Mursal
  23. Shariif Sheekhunaa Maye
  24. Xamza Saciid Xamza
  25. C/casiis Xassan Maxamed
  26. Maxamed Bona
  27. Xuseen Maxamed
  28. Maxamed Macalim Yaxye
  29. Iiman C/laahi Cali
  30. Zamzam Ibraahim
  31. Fowziya Maxamed
  32. Hani C/laahi Aadan
  33. Raabaco C/laahi Nuur
  34. Maryan Macalim Isaaq
  35. Xaniifa Maxamed Ibraahim
  36. Timiro Maxamed Cali
  37. Deeqo Xuseen Xasan
  38. Nadiifo Aadan Isaaq
  39. Macalim Aadan
  40. Cali Abdi Osmaan
  41. Aamina Xassan Cali
  42. Jawaahir Abuukar Cabdi
  43. Axmed C/xafiid Maxamed
  44. Sandheera Maxamed Iftin
  45. Idiris Abow
  46. Safiyo Xasan Nuur
  47. Maxamaed Isaaq Cismaan Fanax
  48. Ilyaas Cali Xasan
  49. Sayid Cali C/qaadir
  50. Xasan Cabdi Nuur
  51. Cali Aadan Xuseen
  52. Isaaq Maxamed Maxamuud
  53. Maxamuud Cali Maxamed
  54. Cadow Ibraahim Dhabow
  55. C/qaadir M Osobow
  56. C/laahi Cali Maxamuud
  57. Iftiin Xasan Imaan
  58. Cali Osman Hirsi
  59. Cabdi Cali Xasan
  60. Sagaar Ibraahim Cabdalla
  61. C/laahi Cumar Abshirow
  62. C/laahi Rooble
  63. Maryan Aweys Jaamac
  64. Xildhibaan C/fitaax Qaasim Maxamuud
  65. Sahro Xaaji Xuseen
error: Content is protected !!