DEG DEG:- Askari ka tirsan dowladda oo goordhaw lagu dilay degmada Dharkeenley
Wararka naga soo gaarayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay caawa xaafadda Macalin Nuur ee degmada Dharkeenley ku dileen ..
Wararka naga soo gaarayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay caawa xaafadda Macalin Nuur ee degmada Dharkeenley ku dileen ..
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo muddooyinkii ugu dambeysay culeysyo badan ay kaga soo wajaheen maamulkiisa ayaa ..
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Faramaajo oo maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka gurmadka abaaraha ayaa ku ..
Wareegto uu soo saaray madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa xil cusub loogu magacaabay Marwo ..
Waxaa goordhaw xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlaayo sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka ..
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in haatan uu halkaasi ka socdo mooshin ..
Qarax aad u xoogan islamarkaana ahaa mid lagu soo xiray gaari uu watay nin la sheegay inuu ahaa ganacsade ..
Ra’iisul wasaaraha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in maalinta berri uu hortago baarlamaanka Soomaaliya, ..
Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta shaaciyay xilliga rasmiga ah uu furmi doonno kalfadhiga ..
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helaayo qarax daqiiqado kahor ka dhacay inta u dhaxeeysa Jaamacadii hore ee Gaheyr iyo ..
Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa daqiiqado kahor ka dhacay inta u dhaxeeysa Jaamacadii ..
Waxaa lagu guuleystay in la damiyo gebi ahaan dabkii aadka u xooganaa ee saakay aroortii ka kacay qeybo kamid ..
Madaxweyna maamulka Hirshabeele Cali C/laahi Cosoble oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa si kulul ..
Waxaa saakay aroortii salaadii subax kadib suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ka kacay dab aad u xoogan, ..
Wararka ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya xaaladda magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xaaladda halkaasi ..
Copyright © 2007 - 2021 | Bulshoweyn Media Network