Madaxweyne Farmaajo oo qof dumar ah u magacaabay la-taliyahiisa dhinaca arrimaha bulshada

Wareegto uu soo saaray madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa xil cusub loogu magacaabay Marwo Caasho Abuukar Qaasim.

Marwo Caasho Abuukar Qaasim ayaa noqon doonta la-taliyaha madaxweynaha ee dhinaca arrimaha bulshada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa wareegtadaan ku sheegay inuu xilkaan u magacaabay Marwo Caasho Abuukar Qaasim, kadib markii uu arkay baahida xilkaan loo qabto.

Nuqul ka mid ah wareegtadda oo soo gaartay warbaahinta Bulshoweyn ayaa u qoran sida hoos ku xusan:-

 

error: Content is protected !!