Wargelin:- Tacsi tiiraanyo leh oo ku timid agaasimaha guud ee warbaahinta Bulshoweyn

Waxaa dhamaan akhristayaasha sharafta leh lagu wargelinayaa in howlihii ka socday warbaahinta Bulshoweyn ee maanta ay hakad u galeen geeri ku timid waalidka agaasimaha guud ahna milkiilaha warbaahinta Bulshoweyn.

Howlaha ayaa dib loo bilaabi doonnaa maalmaha soo socdo Insha Allaah.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

 

error: Content is protected !!