WARGELIN:- Warbaahinta Bulshoweyn oo hawada uga maqneed cilado qalabeed awgeed

Waxaa dhammaan aqristayaasha sharafta leh lagu wargelinayaa in maalmihii ugu dambeysay aynu hawada uga maqneen cilado nasoo wajahay oo dhinaca qalabka ah.

Dadaal dheeraad ah oo aynu sameeynay inagoo la kaashanayna Illaahay Subxaanahu Watacaalaa ayaa waxaa inoo suurto gashay inaynu qaar ka mid ah ciladahaasi xalinno.

Maalmaha soo socdo waxaa warbaahinta Bulshoweyn ka dareemi doontaan isbadel aan caadi ahayn oo dhinaca warbaahineed ah.

Warbaahinta Bulshoweyn waa warbaahinta kaliya ee soo tabisa wararka xaqiiqda ah oo sida tooska ah uga hesha goobaha iyo meelaha ay ka dhacaan.

Markale waxaa aqristayaasheena ku taxan warbaahinta Bulshoweyn ka raali gelinaynaa inta maalmood oo aynu hawadu ka maqneen.

Maamulka sare ee warbaahinta Bulshoweyn

error: Content is protected !!