Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Itoobiyaan ah ayaa la sheegayaa inay maanta la wareegeen deegaanka ..
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Itoobiyaan ah ayaa la sheegayaa inay maanta la wareegeen deegaanka ..
Qoraal kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in 26-kii bishaan duqeyn dhinaca cirka ah ay ..
Waxaa galabta illaa caawa isbadel aan caadi ahayn laga dareemayaa qaar ka mid ah wadooyinka ku yaalla magaalada Muqdisho ..
Waxaa maanta dib loo furay qeybo ka mid ah goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqa weyn ee Bakaaraha ee ..
Allaha u naxariistee waxaa habeenkii xalay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ku geeriyooday Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ..
Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isku raacay in dhammaadka sanadkaan 2018-ka la qabto doorashada madaxweynaha maamulkaasi. Kullan ..
Wararka naga soo gaaraya duuleedka degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax aad ..
Waxaa maalintii labaad gebi ahaan xiran ganacsiga suuqa ugu weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kadib markii uu khilaaf ..
Warqad qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in saraakiisha wasaaradaas ..
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la yeeshay Guddiga Ganacsatada Gobolka, ..
Wasiirka gaadiidka iyo duulliska hawada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomaar oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa ..
Waxaa maanta gabi ahaan xiran ganacsiga suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kadib markii maalintii shalay ganacsatada suuqaasi ..
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa wareejiyey dhul ku yaalla degmada Wadajir ..
Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay in gebi ahaan la joojiyay ..
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daahfuray kulammada wadatashiyada dadweynaha ee geeddi ..
Copyright © 2007 - 2021 | Bulshoweyn Media Network