Wargelin:- Warbaahinta Bulshoweyn oo hawada dib ugu soo laabatay

Waxaa dhamaan akhristayaasha sharafta leh laga raali gelinayaa hakadka ku yimid howlihii ka socday warbaahinta Bulshoweyn oo in muddo ah aanay wax warar ama barnaamijyo ah laga soo deyn.

Hakadkaasi ayaa yimid kadib markii uu nasoo wajahay ciladdo iyo arrimo kale oo gaar ahaaneed.

Kadib dadaal dheeraad ah oo aynu sameeynay, waxaa ugu dambeyntii inoo suurto gashay inaynu xalinno arrimahaas.

Warbaahinta Bulshoweyn waa warbaahinta kaliya ee soo tabisa wararka xaqiiqda ah oo sida tooska ah uga hesha goobaha iyo meelaha ay ka dhacaan.

Markale waxaa aqristayaasheena ku taxan warbaahinta Bulshoweyn ka raali gelinaynaa inta muddo ah oo aynu hawadu ka maqneen.

By:- Maamulaha Sare ee Warbaahinta Bulshoweyn

error: Content is protected !!