Wafdi uu hoggaaminayo Jeneral Odawaa oo maanta gaaray Dhuusamareeb (SAWIRO)
Wafdi uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneral Odawaa Yuusuf Raage ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee ..
Wafdi uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneral Odawaa Yuusuf Raage ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee ..
Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku ..
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaysa ciidanka taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa duqeyn diyaaradeed oo ..
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ku wajahan wafdi ka kooban saraakiil ciidan ah oo ka socda dowladda ..
Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu dilay guddoomiyihii gobolka Mudug ee ..
Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa qarax ismiidaamin ah oo waqooyiga magaalada Gaalkacyo lagula beegsaday guddoomiyaha gobolka Mudug ee ..
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay gebi ahaan xireen wadada u ..
Taliska ciidanka booliska gobolka Mudug ee dhinaca maamulka Puntland ayaa shaaciyay inay gacanta kusoo dhigeen gaari nooca raaxada ah, ..
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa sheegaya in habeenkii xalay halkaasi lagu dilay askari ..
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kasoo horjeesatay dib u dhigidda dhageysiga dacwada badda ee kala dhexeeysa Kenya, kaas oo ay ..
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa si kulul uga hor yimid magacaabid uu sameeyay madaxweyne Siciid ..
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Dhallinyarada Soomaaliyeed u diray Farriin ku saabsan Sannad-guurada 77-aad ee ..
Howlgal lagu buufinayo Ayaxa islamarkaana ay si wadajir ah isaga kaashanayaan dowladda federaalka Soomaaliya iyo hay’adda FAO ayaa lagu ..
Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa lagu magacaabay Taliyaha ciidanka madaxtooyadda iyo ku-xigeenkiisa. Wareegtadda ..
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoogan oo habeenkii xalay ka dhacay xaafada Zona-K oo ku taalla degmada ..
Copyright © 2007 - 2021 | Bulshoweyn Media Network