Home · Tafsiirka Quraanka · Ra'yiga Dadweynaha · Heeso Soomaali · Hindi Af-Soomaali · Contact Us Saturday, January 28, 2012
Navigation
Home
Tafsiirka Quraanka
Ra'yiga Dadweynaha
Heeso Soomaali
Hindi Af-Soomaali
Web Links
Search
Contact Us
BBC Somali
04:00 GMT Subaxnimo
11:00 GMT Duhurnimo
14:00 GMT Galabnimo
18:00 GMT Habeenimo
VOA Somali
06:30 AM Subaxnimo
04:00 PM Galabnimo
07:00 PM Fiidnimo
Random media
Qeybta Madadaalada





Somali Links
Aminarts
Aarannews
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomali24
Allsomalimusic
Baledweyn
BBC Somali
Daarulcilmi
Dayniile
Dhacdo.com
Geesguud.com
Hamarey
Hiiraan
HiiraanNet
Isha Baydhaba
Jilibweyn
Jowhar
Kobciye.com
Maaryaa.Net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Qaranimo
Qeylodhaan.com
Radio Muqdisho
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.Net
Somalifox.com
Somalilinks
Somalimp3
Somaliweyn
Soomaalinews
Wadnaha.com
Warqaad.com
Xamarcade.com
World Newspapers
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
EA Standard
Jamhuuriya
New York Times
Sunday Times
The Guardian
The Sun
Washington Post
Latest Articles
Xil Ka-qaadista Gudoomiyaha Baarlamanka, Hees Wanaagsan e...
Baarlamaankii Soomaaliya oo hore u caqli beelay ayaa hada...
Soomaaliyeey ROADMAP, ma samaa, ma sirbaa, ma saxbaa, ma ...
Saddexdii Diseember 2009, Dhacdo Xanuun Badan!.
Heshiiska Neyrobi, Al-Shabaab iyo Dano kale!
Talo muhiim ah oo ku saabsan qaabka dhaawaca iyo dhimasha...
Kenya ma ku guulaysan doontaa hawlgalkeeda Soomaaliya, xa...
affiliate_link

Wararka Maanta Ee Soomaaliya
Abuu Mansuur "Khilaafka Mujaahidiinta ma'ahan mid ay ku farxi doonaan gaalada iyo kuwa la jira"
28-01-2012
Ciidamada Al-shabaab oo degmada Afgooye ku xir xiray dhalinyaro ciyaarta kubadda cagta (AKHRISO SABABTA).
28-01-2012
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo markaan uu soo wajahay fashil balaaran oo aan caadi ahayn.
28-01-2012
WAR DEG DEG AH:- Shacab iyo Al-shabaab oo dagaal xoogan uu haatan ku dhex maraayo gobalka Sh/dhexe.
27-01-2012
Golaha wasiirada ee xukuumada KMG oo maanta isku shaandheeyn lagu sameeyay (AKHRISO).
27-01-2012
Al-shabaab oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in loo wada istaago dagaal culus oo dhawaan lagu qaado maga...
27-01-2012
WAR DEG DEG AH:- Raxan Yaxaasyo ah oo weerar xoogan ku qaaday degmada Bu'aale ee gobalka J/dhexe.
27-01-2012
Xarakada Al-shabaab oo dhalinyaro si arxan daro ah ugu dishay gobalka Gal-gaduud.
27-01-2012
Faah faahinta dagaalo xoogan oo xalay gil gilay meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho.
27-01-2012
Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo saakay wadooyinka Muqdisho qaarkood xiray.
27-01-2012
WAR DEG DEG AH:- Dagaal xoogiisa hurdada dad badan ka kiciyay oo haatan ka qarxay Ex-control Afgooye ee mag...
26-01-2012
WAR DEG DEG AH:- Dagaal xoogan oo haatan ka qarxay khabuuraha Barakaat ee magaalada Muqdisho.
26-01-2012
Dagaal lagu baaba’ay oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay gobalka Togdheer.
26-01-2012
WAR DEG DEG AH:- Ciidamada dowladda KMG oo gacanta ku dhigay sarkaal ka mid ah Xarakada Al-shabaab.
26-01-2012
DAAWO SAWIRADA:- Ra’iisul Wasaare Gaas oo maanta kormeeray qeybihii uu ka gubtay suuqa X/weyne ee magaalada...
26-01-2012
Somali News Update
Top U.N. official moves to Somalia as violence rages.
24-01-2012
President of the General Assembly meets with Somalia’s Deputy Prime Minister and Minister of Defence‏.
24-01-2012
Somalia suicide bomber attacks govt office near border.
24-01-2012
Press Release:- Somali Government begins “Operation to Restore Peace and Stability in Somalia”
31-12-2011
Somalia: UN and partners urge leaders to end stand-off over Speaker.
20-12-2011
NEW YORK:- Somali government should probe journalist’s murder.
20-12-2011
Somalia militants publish slain peacekeeper IDs.
13-12-2011
Kenya army, Somali militia swap Twitter insults.
13-12-2011
No veils allowed during citizenship oaths, Kenney says.
13-12-2011
Somalis fleeing starvation and war are seeking refuge in Ethiopia.
27-11-2011
Sheekooyin Jaceyl & Arimaha Bulshada
UUR KU TAALO JACEYL (Qeybtii 9-aad) Qiso Murug Badan!
27-01-2012
DAAWO VIDEOGA:- Muuqaal naxdin leh oo hadii aa aragto la argagaxi doontid.
25-01-2012
UUR KU TAALO JACEYL (Qeybtii 8-aad) Qiso Murug Badan!
20-01-2012
UUR KU TAALO JACEYL (Qeybtii 7-aad) Qiso Murug Badan!
13-01-2012
UUR KU TAALO JACEYL (Qeybtii 6-aad) Qiso Murug Badan!
06-01-2012
UUR KU TAALO JACEYL (Qeybtii 5-aad) Qiso Murug Badan!
30-12-2011
UUR KU TAALO JACEYL (Qeybtii 4-aad) Qiso Murug Badan!
23-12-2011
UUR KU TAALO JACEYL (Qeybtii 3-aad) Qiso Murud Badan!
16-12-2011
Abuu Mansuur "Khilaafka Mujaahidiinta ma'ahan mid ay ku farxi doonaan gaalada iyo kuwa la jira"
Posted by Shaam on January 28 2012 11:55:41
Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu Mansuur) oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Xarakada Al-shabaab ayaa markiisii ugu horeeysay waxa uu si hoose u shaaciyay in uu jiro khilaaf xoogan oo ka dhex aloolsan saraakiisha Xarakada Al-shabaab, laakiin khilaafkaasi uusan ahayn mid farxad gelin kara dhinacyada kasoo horjeeda.
Ciidamada Al-shabaab oo degmada Afgooye ku xir xiray dhalinyaro ciyaarta kubadda cagta (AKHRISO SABABTA).
Posted by Shaam on January 28 2012 09:04:00
Xarakada Al-shabaab ayaa ciidamadooda howlgalo balaaran oo ay ka sameeyeen degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose waxay ku xir xireen dhalinyaro farabadan oo iyagu ciyaarta kubadda cagta.
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo markaan uu soo wajahay fashil balaaran oo aan caadi ahayn.
Posted by Shaam on January 28 2012 08:45:52
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo xildhibaanada baarlamaanka KMG ee Soomaaliya xilka ay ka qaadeen ayaa xilligaan waxaa soo wajahay fashil kii ugu darnaa ebed xilli uu ku adkeeysanaayo inuu yahay gudoomiyaha baarlamaanka KMG ee Soomaaliya.
WAR DEG DEG AH:- Shacab iyo Al-shabaab oo dagaal xoogan uu haatan ku dhex maraayo gobalka Sh/dhexe.
Posted by Shaam on January 27 2012 20:34:48
Wararka haatan naga soo gaaray gobalka Sh/dhexe gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Ruuxi oo 60-km u jirta degmada Warshiikh ee gobalkaasi, ayaa waxay sheegayaan in dagaal xoogan uu ka dhex qarxay ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab iyo Dad shacab ah, iyadoona dagaalka uu yahay mid aad u xoogan.
Golaha wasiirada ee xukuumada KMG oo maanta isku shaandheeyn lagu sameeyay (AKHRISO).
Posted by Shaam on January 27 2012 13:48:49
Golaha wasiirada ee xukuumada KMG ee Soomaaliya ayaa maanta isku shaandheeyn waxaa ku sameeyay Ra'iisul wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya Dr C/wali Maxamed Cali Gaas, iyadoona la magacaabay wasiiru dowlayaal iyo wasiiro ku xigeeno.
Al-shabaab oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in loo wada istaago dagaal culus oo dhawaan lagu qaado magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan.
Posted by Shaam on January 27 2012 12:12:11
Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo la hadlaayay Idaacada ku hadasha Afkooda ayaa waxa uu si dheer fariin ugu diray dhamaan shacabka Soomalaiyeed meel waliba oo ay joogaan, waxaana uu ugu baaqay in gabi ahaanba shacabka Soomaaliyeed ay u istaagaan la dagaalanka ciidamada Itoobiya iyo sidii mar labaad gacanta ay ugu dhigi lahaayeen magaalada B/weyne ee caasimada gobalka Hiiraan.
WAR DEG DEG AH:- Raxan Yaxaasyo ah oo weerar xoogan ku qaaday degmada Bu'aale ee gobalka J/dhexe.
Posted by Shaam on January 27 2012 12:10:11
Wararka naga soo gaaray degmada Bu'aale ee gobalka J/dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay weerar xoogan kusoo qaadeen raxan Yaxaasyo ah oo la sheegayo inay ka soo baxeen dhanka wabiga.
Xarakada Al-shabaab oo dhalinyaro si arxan daro ah ugu dishay gobalka Gal-gaduud.
Posted by Shaam on January 27 2012 11:19:56
Xarakada Al-shabaab ayaa si arxan daro ah waxay deegaan hoostaga degmada Mazagawaay ee gobalka Gal-gaduud ku dileen seddax qof oo dhalinyaro ah kuwaas oo aanay jirin wax ay galabsadeen.
Page 1 of 111 1 2 3 4 > >>
ISKU DAR LIISKA

ISKU DAR LIISKA

BULSHOWEYN

 SI AA ULA SOCOTO

WIXII BARNAAMIJ OO

NAGU SOO KORDHO

 

 





Users Online
Guests Online: 390
Members Online: Shaam

Registered Members: 4
Unactivated Members: 0
Newest Member: Caagane
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2012 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved