HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Friday, May 06, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Waraaqado digniin ah oo lagu daadiyay degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose.
Posted by Caagane on August 31 2013
Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu daadiyay waraaqado digniin ah oo qalqal geliyay dhamaan dadka ku nool degmadaas.

Waraaqahaas ayaa sida la sheegay waxaa ku qoran digniin culus oo ku socoto dhamaan ganacsatada halkaasi ku sugan, taas oo looga digaayo inay wax ka iibiyaan ama xiriir ganacsi ah oo dhaw la yeeshaan ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmadaas.

Waxaa sidoo kale waraaqahaasi ku qornaa hanjabaadyo ah in cidii ka dhega adeegta awaamiirtaas ay la kulmi doonto ciqaab aad u xoogan, iyadoona arintaan ay dadka deegaanka ku tilmaameen mid lagu qalqal gelinaayo ganacsatada halkaas.

Dadka deegaanka ayaa waxay sheegeen in waraaqahaan loo maleeynaayo inay ka dambeeyaan Xarakada Al-shabaab, kuwaas oo inta badan hanjabaadyo iyo dillal u geeysta cidii ay ku ag arkaan ama wax ka iibineeysa xubnaha ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaatee, waraaqahaan digniinta ah ee lagu daadiyay degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xilli saacadihii ugu dambeeyay degmadaasi ay ka dhaceen dilal qorsheeysan, islamarkaana ay ciidamada dowladda Soomaaliya halkaasi ka sameeyeen howlgalo balaaran oo lagu soo qabqabtay dad badan.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved