HOME · WARARKA · ILA QOSOL · SHEEKOOYINKA · FIKRADAHA · SOMALI LINKS · CONTACT US Saturday, April 30, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Faah faahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa sarkaal nabad sugida ka tirsan oo la dilay.
Posted by Caagane on September 02 2013
Waxaa faah faahin dheerad ah laga helaaya qarax miino ah oo habeenkii xalay lagu dilay sarkaal ka tirsan hay’adda nabad sugida qaranka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Sarkaalkaasi qaraxa lagu dilay oo lagu magacaabi jiray Qaasim Xasan Taakow ayaa sida wararka qaar sheegayaan waxaa gaarigiisa lagu soo xiray qarax, waxaana uu qaraxaasi qarxay xilli uu maraayay halka loo yaqaano Maxfalka oo ku taalo degmada Shibis ee magaalada Muqdisho.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa islamarkiiba gaaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa nabad sugida iyo booliska iyo sidoo kale kuwa AMISOM, waxaana ay halkaasi ka sameeyeen baaritaano aad u xoogan, inkastoo aan la ogeyn cida baaritaanadaasi lagu soo qabqabtay.

Qaraxaasi ayaa sida la sheegay saameeyn aad u balaaran ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo ganacsiga ee degmada Shibis, iyadoona saakay degmadaasi ay weli ka socdaan howlgalada ay halkaasi ka bilaabeen ciidamada dowladda Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe kusoo badanaayay qaraxyo iyo dilal qorsheeysan, waxaana ay hay'adda amaanka ee dalka ay u muuqanayaan kuwa aan weli arinkaasi wax ka qaban.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved