HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Friday, February 12, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DHAGEEYSO:- Maamulka gobalka Banaadir oo ka warbixiyay qasaarihii ka dhashay dab shalay ka kacay kaalin shidaal oo ku taala Muqdisho.
Posted by Caagane on September 04 2013
Maamulka gobalka Banaadir ee dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dab maalintii shalay ka dhacay agagaarka sarta Seybiyaano ee magaalada Muqdisho, kaas oo geeystay qasaare aad u xoogan.

Maxamed Yuusuf Cusmaan oo ah afhayeenka maamulka gobalka Banaadir ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay qasaaraha ka dhashay dabkaas, waxaana uu sheegay inay ku dadaaleen daminta dabkaas qaatay muddo labo saacadood.

Wuxuu afhayeenka sheegay in dabkaasi uu basbeeliyay hanti u badnaa shidaal, iyadoona dad dhaawacyo kasoo gaareen dabka iyo rasaastii lagu kala ceyrinaayay dadweynaha.

Afhayeenka ayaa dhinaca kale aad uga mahad celiyey gawaarida dab damisyada AMISOM iyo Hormuud oo kala qeyb galay daminta dabkaas, inkastoo muddo lagu guuleeysan waayay in dabkaasi si fudud loo damiyo.

Wuxuu ugu dambeeyn baaq u diray ganacsatada iyo malkiilayaasha goobaha lagu iibiyo shidaalka, isagoona ugu baaqay inay sameeystaan dab damisyadda yar yarka ah ee looga hortago markii uu dabka yaryahay, si ay u yaraadaan faafida dabkaasi geeysta qasaaraha badan.

DHAGEEYSO AFHAYEENKA MAAMULKA GOBALKA BANAADIR

Xafiiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved