HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Sunday, February 14, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DHAGEEYSO:- Sheekh Nuur Baaruud oo qodob ka mid ah dastuurka ku tilmaamay mid horseedaya Murtadnimo.
Posted by Caagane on September 04 2013
Afhayeenka hay'adda culimadda Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo wareeysi siiyay idaacadda Kulmiye ayaa si kulul u weeraray qodobada qaar ee ku jira dastuurka KMG ee dowladda federaalka Soomaaliya.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka jawaabayay hadal ay shirweynaha ka tashiga aayaha Soomaaliya ka jeediyeen qaar ka mid ah ergada ka qeyb galeeysa shirkaasi, kuwaas oo soo daliishanayay qodobka 17aad ee dastuurka oo dhigaaya in qof walba oo soomaali ah uu xaq u leeyahay in lagu ixtiraamo fikirka iyo diinta uu aamisan yahay.

Sheekha ayaa qodobkaas gaashaanka u daruuray, wuxuuna sheegay inuu si cad uga hor imaanayo shareecada Islaamka islamarkaana qofkii diinta Islaamka ka baxa uu yahay MURTAD, xukunkiisana uu yahay in la dilo.

Sheekh Nuur Baaruud ayaa sidoo kale sheegay inay jiraan dad sida uu sheegay u ololeeynaya hirgalinta qodobada nuucaas ah, wuxuuna ku sifeeyay inay yihiin dad quluubta ka jiran islamarkaana ay iyaga laftirkooda yihiin murtadiin is qarineeysa.

Si kastaba ha ahaatee, hadalkaan kasoo yeeray Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah afhayeenka hay'adda culimada Soomaaliyeed ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xilli dastuurka KMG qodobkiida 17aad uu dhigaayo in qof kasto uu xur u yahay diinta uu aaminsan yahay islamarkaana uu ka bixi karo diintiisa, iyadoona taasi ay muran aad u balaaran ka keeneen culimadda Soomaaliyeed.

DHAGEEYSO HADALKA SHEEKH NUUR BAARUUD GURXAN

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved