HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Wednesday, February 10, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Wafdi uu horkacaayo madaxweyne Xasan Sheekh oo diyaarad Helicopter ah keentay magaalada Muqdisho.
Posted by Caagane on September 04 2013
Wafdi uu horkacaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii shalay safar lugta ah ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobalka Sh/hoose ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Wafdiga madaxweynaha oo ka koobnaa wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ciidan ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi si aad ugu soo dhaweeyay mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale saraakiisha AMISOM.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa diyaarad Helicopter ah waxay kasoo qaaday maagaalada Marka ee xarunta gobalka Sh/hoose, iyadoona ka dib ay daqiiqado ka hor soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii ugu horeeysay tan iyo markii xilkaaas loo magacaabay ku hoyday magaalada Marka ee xarunta gobalka Sh/hoose, isagoona inta uu ku sugnaa magaaladaasi uu la kulmay odayaal dhaqameed iyo mas'uuliyiinta maamulka gobalkaas.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved