HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Saturday, February 13, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DAAWO VIDEO:- Wareeysi xasaasi ah oo lala yeeshay C/raxmaan Faroole.
Posted by Caagane on September 04 2013
Madaxweynaha maamulka Puntland oo isaga oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa wareeysi gaar ah waxa uu siiyay teleefishinka Somali Channel xaruntiisa magaaladaas, isagoona wareeysigaasi kaga hadlay arimo badan oo ku saabsan maamulkiisa iyo taariikh nololeedkiisa.

Wareeysigaan ayaa wuxuu sidoo kale C/raxmaan Faroole kaga hadlayaa arimo badan oo ku saabsan xiriirka maamulkiisa iyo dowladda federaalka Soomaaliya, isagoona dhinaca kale ka hadlay heshiiska dowladda iyo maamulka KMG ee Jubba.

C/raxmaan Faroole ayaa sidoo kale wax laga weeydiiyay safarka uu ku xigeenkiisa ku tagay degmada Taleex ee gobalka Sool, iyo arimaha dastuurka federaalka Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale wax laga weeydiiyay doorashooyinka ka dhici doonto deegaanada maamulka uu haatan madaxweynaha ka yahay iyo waxa u qorsheeysan hadii maamulkiisa uu dib ugu guuleeysto doorashooyinkaas.

Hadaba wareeysiga oo aad u xasaasi ah ayaa C/raxmaan Faroole kaga hadlayaa arimo badan ee DAAWASHO WACAN.

DAAWO WAREEYSIGA C/RAXMAAN FAROOLE

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved