HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Monday, February 08, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DAAWO VIDEO:- Shir jaraa'id uu maanta qabtay Sheekh Axmed Madoobe oo kaga hadlay arimo badan oo xasaasi ah.
Posted by Caagane on September 04 2013
Gudoomiyaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxa uu ka hadlay arimo badan oo aad xasaasi u ah.

Sheekh Axmed Madoobe ayaa marka hore ka hadlay wadahadalkii ay dhawaan la galeen dowladda federaalka Soomaaliya, kaas oo ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana uu sheegay in wadahadaladaasi uu guul kusoo dhamaaday islamarkaana halkaasi lagu kala saxiixday heshiis rasmi ah.

Wuxuu sidoo kale mahad aad u balaaran u diray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dalalkii kale ee ku dadaalay heshiiska la gaaray inuu suurto galo islamarkaana uu aad ugu faraxsan yahay arinkaas.

DAAWO SHIRKA JARAA'ID EE SHEEKH AXMED MADOOBE

Sheekh Axmed Madoobe ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in dhawaan uu tagi doono magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, isagoona sheegay in booqashadiisa ay noqon doonto mid looga hadli doono arimaha maamulka uu isaga gudoomiyaha ka yahay.

Wuxuu sidoo kale sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu maalmaha fooda inagu soo haysa uu kusoo wajahan yahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose, isagoona sheegay in maamulkiisa ay si wanaagsan usoo dhaweeyn doonaan, si loo sii ambaqaado arimaha maamulka KMG ee Jubba.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved