HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Thursday, February 11, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DAAWO VIDEO:- Wareeysi xasaasi ah oo lala yeeshay Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr kana hadlay arimo badan oo qarsoonaa.
Posted by Caagane on September 07 2013
Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo wareeysi xasaasi ah siiyay TV-ga Somali Channel xaruntiisa magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay arimo badan oo hore u qarsoonaa, isagoona sidoo kale ka hadlay arintii dhawaan uu ka dhawaajiyay ee ahaa in madaxweyne Xasan Sheekh uu xiriir la leeyahay Xarakada Al-shabaab.

Prof. Cali Khaliif Galeyr oo wareysiga laga qaaday kaga hadlay arimo badan ayaa si kala duwan uga hadlay arimo mudooyinkii dambe la isla dhex maraayay, isagoona sidoo kale markale si cad u sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu xiriir toos ah la leeyahay Xarakada Al-shabaab, isagoona taasi ku macneeyay inay tahay mid uu xog-ogaal u yahay.

Wuxuu sheegay sababta ka dambeeysay in madaxweyne Xasan Sheekh loogu diido inuu ka qeyb galo shirkii G8 ee ka dhacaayay magaalada London ee dalka Ingiriiska ay ahayd in ra'iisul wasaaraha dalkaasi David Cameron uu xog-ogaal u ahaa in madaxweynaha uu xiriir la leeyahay Xarakada Al-shabaab.

Hadaba wareeysiga oo aad u dheer ayaa Prof. Prof. Cali Khaliif Galeyr waxa uu dhowr jeer hadalo kul-kulul ku tuuray wariyaha wareeysanaayay, isagoona si xirfad iyo deganaansho ay ku jirto isagane su'aalaha u weeydiinayay.

DAAWO WAREEYSIGA XILDHIBAAN CALI KHALIIF GALEYR

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved