HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Wednesday, February 10, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DAAWO VIDEO:- Maamulka Somaliland oo ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray Prof. Cali Khaliif Galeyr.
Posted by Caagane on September 09 2013
Maamulka Somaliland ayaa si kulul uga jawaabay eedeymo kaga yimid Prof. Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaaliya, wuxuuna Somaliland ku eedeeyay inay xasuuq iyo faquuqid ku haayaan shacabka kasoo jeeda Khaatumo State.

Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Somaliland Cali Maxamed Waran Cadde oo wareeysi siiyay TV-ga Somali Channel ayaa eedeymahaasi oo dhan uu usoo jeediyay Prof. Cali Khaliif Galeyr ku tilmaamay kuwa been abuur ah oo aan sal iyo raad toona lahayn.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in deegaanada uu ka arimiyo Somaliland ineysan ka jirin in dadka qaar isir ahaan loo faquuqo ama loo dhibaateeyo, wuxuuna xusay in bulshada reer Somaliland ay yihiin mid qura islamarkaana uusan jirin wax farqiya oo u dhexeeya.

DAAWO WAREEYSIGA LALA YEESHAY CALI WARAN CADDE

Cali Maxamed Waran Cadde oo ah wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Somaliland ayaa kula taliyay Prof. Cali Khaliif Galeyr inuu ka fiirsado waxyaabaha uu ku hadlayo, wuxuuna meesha ka saaray in maamulka Somaliland uu bartilmaameedsanayo dadka kasoo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn.

Prof. Cali Khaliif Galeyr ayaa Somaliland ku eedeeyey inay dhibaatooyin gaara ku hayso dadka kasoo jeeda gobalada Sool, Sanaag iyo Ceyn, isagoona tusaale usoo qaatay inay xabsiyada ka buuxaan dad u badan caruur iyo haween kasoo jeeda deegaanadaas oo sida uu sheegay kusoo duulay maamulka Somaliland.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved