HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Wednesday, May 04, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DAAWO SAWIRO:- Xarakada Al-shabaab oo gubtay daawooyin ay sheegeen inay dhaceen.
Posted by Caagane on September 09 2013
Wararka naga soo gaaraya degmada Baraawe ee gobalka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in Xarakada Al-shabaab ay halkaas ku gubeen dawooyin ay ku sheegeen kuwo wakhtigooda uu dhacay.

Saraakiil ka tirsan Xarakada Al-shabaab ee u qaabilsan dhinaca caafimaadka ayaa ku eedeeyey dowladda Turkiga inay dalka Soomaaliya keeneen daawooyin dhacay, laakiin ay iyagu markii ay baaritaano iyo dabagal ku sameeyeen la ogaaday in daawooyinkaasi ay yihiin kuwa dhacay, sidaasna lagu gubay.

Dowladda Turkiga oo ahaa dowladdii ugu horeeyey ee usoo gurmaday Soomaaliya ka dib markii sanadka 2011-ka ay abaar aad u xoogan ka dilaacday koonfurta dalka Soomaaliya, waxaana xarumo ay ka degan yihiin magaalada Muqdisho dhowr jeer oo hore weeraro kusoo qaaday Xarakada Al-shabaab.

Xarakada Al-shabaab ayaa dowladaha gacan siinaya Soomaaliya inta badan ku eedeeya inay yihiin kuwa dano gaar ah ka leh, islamarkaana weeraro iyo qaraxyo u geeysta xarumaha ay kaga sugan yihiin magaalada Muqdisho.



Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved