HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Saturday, February 13, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DEG DEG:- Wafdi uu horkacaayo madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw safar dhulka ah ugu amba baxay Jowhar.
Posted by Caagane on September 09 2013
Warar goordhaw nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in wafdi uu horkacaayo madaxweyne Xasan Sheekh uu goordhaw safar dhulka ah ugu amba baxay magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe, iyadoona amaanka wadooyinka isku xira Muqdisho iyo Jowhar si aad ah loo adkeeyay.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa goordhaw waxay gaareen degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe iyagoona saacadaha ina soo aadan ay halkaasi uga sii gudbi doonaan magaalada Jowhar.

Ciidamo badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa lagu arkayaa iyagoo dhooban wadooyinka halkaasi, iyagoo sugaaya amaanka wafdiga uu horkacaaya madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalintii shalay gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, waxaana uu halkaasi safar dhulka ah ugu soo amba baxay magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe.

Wixii kusoo kordha warkaan kala soco wararkeena dambe Insha Allaah.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved