HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Saturday, April 30, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DHAGEEYSO:- Qunsulka safaarada Soomaalida ee Koonfur Afrika oo beeniyay warar dhawaan la shaaciyay.
Posted by Caagane on September 17 2013
Iyadoo ay mudooyinkaan dambe sii badanayaan dhibaatada ay la kulmayaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Port Elizebeth ee dalka Koonfur Afrika ayaa hadana waxaa arinkaasi sida uu u dhacay ka hadlay safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalkaasi.

Qunsulka safaarada Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Africa Maxamed Cali Mire oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay isku dayayaan sidii loo joojin lahaa dhibaatada lagu haayo ganacsatada Soomaaliyeed.

HALKAAN KA DHAGEEYSO HADALKA QUNSULKA

Waxa uu sheegay inay been abuur tahay wararka sheegaya in 900 dukaan oo ay Soomaalidu lahayd la boobay islamarkaana ay og yihiin tiro aan ka badneyn 40 dukaan in la boobay.

Maxamed Cali Mire waxa uu sheegay inay wadaan xiriiro kala duwan ay la sameeynayaan taliska booliska magaalada Port Elizabeth iyo maamulka dowladda hoose, isagoo sheegay in xaaladda sidii loo damin lahaa boobka jiro ay isku howlayaan.

Si kastaba ha ahaatee, hadalkaan kasoo yeeray Maxamed Cali Mire ayaa kusoo beegmaya xilli ay jiraan warar sheegaya in dhac baahsan loo geeystay dukaamo badan ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo ku sugan dalkaasi Koonfur Afrika, kaas oo lagu tilmaamay in tiro ahaan ay yihiin ilaa 1000 dukaamo.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved