HOME · WARARKA · ILA QOSOL · SHEEKOOYINKA · FIKRADAHA · SOMALI LINKS · CONTACT US Wednesday, February 10, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Banaanbax maanta ka dhacay Muqdisho iyo mas'uuliyiin ka hadashay.
Posted by Caagane on September 17 2013
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ka dhacay banaanbax aad u balaaran oo uu soo qaban qaabiyay maamulka degmada Yaaqshid ee gobalka Banaadir, kaas oo lagu taageerayay shirkii ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Biljamka.

Dadweyne badan oo isugu jira haween, caruur, dhalinyaro iyo mas'uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Yaaqshiid ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu soo baxay, iyagoona ku dhawaaqayay ereyo ay kusoo dhaweeynayaan shirkaasi ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Biljamka.

Gudoomiyaha maamulka degmada Yaaqshiid ee dowladda Soomaaliya Muxuyidiin Xasan Jurus oo ka hadlay goobta uu banaanbaxa ka dhacaayay ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay si aad usoo dhaweeynayaan shirkaasi ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Biljamka.

"Waxaa halkaan isugu soo baxay dad shacab ah oo aad u badan, kuwaas oo ka kala yimid dhamaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Yaaqshiid, waxaana ay ku muujiyaan taageerada ay u haayaan go’aanadii kasoo baxay shirkii ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Biljamka" Sidaasi waxaa yiri guddoomiyaha maamulka degmada Yaaqshid Muxuyidiin Xasan Jurus.

Si kastaba ha ahaataee, banaanbaxaan maanta ka dhacay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xilli maalintii shalay uu magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ka dhacay banaanbax aad u balaaran oo looga soo horjeedo shirkii ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Biljamka.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved