HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Thursday, May 05, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DHAGEEYSO:- Ururka Xisbul Islaam oo khilaaf baahsan soo kala dhex galay.
Posted by Caagane on September 18 2013
Xoghayaha guud ee golaha shuurada Xisbul Islaam Sheekh Ismaaciil Xaaji Cadoow oo sida la sheegay ka mid ah xubnaha weli ku fakirka ah Xarakada Al-shabaab oo maanta qadka teleefanka shir jaraa'id ugu qabtay warbaahinta Muqdisho ayaa waxa uu beeniyay in xubo ka tirsan ururkooda uu shir uga furmay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay in xisbiga uu leeyahay nidaam iyo kala dambeyn, hadii uu shir u furmaayana loo maraayo nidaamka u degsan xisbiga, isagoona carabka ku adkeeyay in Sheekh Maxamed Macalin uusan matalin danaha xisbiga, kadib markii sida uu sheegay uu ku fashilmay arimaha xisbiga.

Sheekh Ismaaciil Xaaji Cadoow ayaa dhanka kale ka hadlay xariga Sheekh Xasan Daahir Aweys oo haatan gacanta ugu jira dowladda Soomaaliya, waxaana uu sheegay inay aad uga xun yihiin xarigiisa islamarkaana ay haatan wadaan dadaalo xoogan oo ay u marayaan sidii loo sii deyn lahaa Sheekha.

HALKAAN KA DHAGEEYSO HADALKA SHEEKH ISMAACIIL

Sheekh Maxamed Macalin oo ka mid ah mas'uuliyiinta Ururka Xisbul Islaam ayaa maalin kahor shir jaraa'id uu ku qabtay magaalada Muqdisho wuxuu ku sheegay in Xisbul Islaam uu Muqdisho uga furmay shir danaha xisbiga looga hadlaayo.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved