HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Thursday, February 11, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DAAWO VIDEO:- Arin mucjiso ah oo lagu arkay magaalada Kismaayo iyo qoyska arintaas haysato oo codsi dirsaday.
Posted by Caagane on September 18 2013
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ka dhacay mucjiso aad u weyn ka dib markii canug yar oo halkaasi ku dhashay muddo 2 sano ka hor oo gabar ahaan u dhalatay ay haatan isku badashay wiil.

Canugaan yar ayaa la sheegay in markiisi hore ay u dhalatay gabar ahaan oo xubnihii dumarka qabtay, balse muddo 1 sano iyo dhowr bilood ka dib ay kasoo baxeen xubnaha raga ku yaala.

Waxaa markii uu canugaasi dhashay ka dib loo bixiyay magaca IDILO, halka marka uu wiilka isku badalay haatan loo bixiyay magaca IDIRIS.

Qoyskaan ayaa waxay bulshada Soomaaliyeed meel kasto oo ay ku nool yihiin ka dalbadeen inay gar-gaar deg deg ah usoo fidiyaan, si ay qaliin ugu sameeyaan canugooda yar maadaama xaniinyahiisa uu gudaha ku jiro.



Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved