HOME · WARARKA · ILA QOSOL · SHEEKOOYINKA · FIKRADAHA · SOMALI LINKS · CONTACT US Wednesday, May 04, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DHAGEEYSO:- Sheekh Maxamed Macalin oo ka warbixiyay xarig ay u geeysatay dowladda Soomaaliya.
Posted by Caagane on September 19 2013
Xoghayaha guud ee ururka Xisbul Islaam Maxamed Macalim ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xabsi habeen ka hor lagu xiray, halkaas oo uu ku xirnaa muddo saacado ah ka dib markii ay ciidamada nabadsugidda halkaasi ku xireen.

Sheekh Maxamed Macalin ayaa sheegay in markii la xiray ka dib uu ku baryay xabsiga, isagoona sheegay in markaasi ka dib la weeydiiyay su’aalo u badnaa arimo uu kaga hadlay shir jaraa’id uu dhawaan ku qabtay magaalada Muqdisho.

DHAGEEYSO WAREEYSIGA SHEEKH MAXAMED MACALIN

Wuxuu Sheekh Maxamed Macalin sheegay in amarka xarigiisa uu ka dambeeyay taliyaha hay’adda nabadsugida ee gobalka Banaadir Maxamed Aadan Koofi, kaas oo uu sheegay inuu su’aalo weeydiiyay kadibna lasoo sii daayay, iyadoo wax dhib ah iyo handadaad aan loo geysan.

Sheekh Maxamed Macalin ayaa wuxuu sheegay su’aalaha la weeydiiyay inay ka mid ahaayeen arimaha ku aadan shirka jaraa'id uu ku qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo uu kaga dhawaaqay in xisbiga uu magaalada shir uga furmay, iyadoona arintaas ay dowladda u keentay shaki, maadaama ururkooda lagu ogaa inay yihiin urur hubeeysan.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved