HOME · WARARKA · ILA QOSOL · SHEEKOOYINKA · FIKRADAHA · SOMALI LINKS · CONTACT US Sunday, February 07, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Gudoomiyaha baarlamaanka Prof. Jawaari oo hambalyo u diray ciidamada xooga dalka iyo kuwa AMISOM.
Posted by Caagane on September 19 2013
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ahna ku-simaha madaxweynaha Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu hambalyeeyey ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM guushii ay ka gaareen howlagalkii saakay ay ku xoreeyeen degmada Mahadaay ee gobalka Sh/dhexe.

"Waxaan doonayaa ugu horeyn inaan halkaan ugu hambalyeeyo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ee taageeraya anigoo ugu hambalyeeynaya guushii ay ka gaareen howlgalkii maanta ay kula wareegeen degmada Mahadaay ee gobalka Sh/dhexe” Sidaas waxaa yiri Prof. Jawaari

Wuxuu sidoo kale sheegay inuu si gaar ah mahad balaaran u diraayo ciidamada fuliyay howlgalkii saakay ee sida xeyladeeysan ay howlgalkaasi u fuliyeen, iyadoo aanay shacabku gaarin waxyeelo, waxaana uu dhanka kale tilmaamay in howlgalkaan uu bilow u yahay dhameeystirka howlgalka dalka looga sifeynayo Al-shabaab iyo Al-qaacida, si ammaanka loosoo celiyo.

---DHAMAAD---

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved