HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Saturday, February 06, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DAAWO WAREEYSIGA:- Dr. C/weli Gaas oo sheekeynaya taariikhdiisa iyo waxa uu damasan yahay.
Posted by Caagane on September 22 2013
Ra'iisul wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo isaga oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxa uu wareeysi gaar ah siiyay TV-ga Somali Channel, isagoona wareeysigaasi kaga hadlay arimo badan oo xasaasi ah, wuxuuna si kooban u dul maray taariikhdiisa iyo meelaha uu wax kusoo bartay.

Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in xilligii uu xilka ka haayay dowladii KMG ahayd uu wax badan ka qabtay dalka Soomaaliya, isagoona tilmaamay in dowladiisa ay ku guuleeystay in inta badan gobalada dalka Soomaaliya ay ka saarto Xarakada Al-shabaab.

Wuxuu sidoo kale sheegay in dowladiisu ay ku guuleeysatay inay isku keento dadka iyo dowladda Soomaaliya, taas oo uu ku sheegay in xilligii uu xilka qabanaayay ay kala daadsanaan ka dhex jirtay.

Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhinaca kale ka hadlay wax uu haatan damacsan yahay, wuxuuna sheegay inuu qorsheeynayo inuu isku soo sharaxo xilka madaxweytinimadda maamulka Puntland, taas oo dhawaan ka dhici doonta deegaanada Puntland.

Mar wax laga weeydiiyay waxa ku kalifay inuu isku soo sharaxo xilka madaxweyne maamul gobaleed ayaa ku jawaabay inay tahay codsi uu kaga jawaabayo shacabka reer Puntland, taas oo ah inay u baahan yihiin qof aqoon badan u leh hogaaminta.

DAAWO WAREEYSIGA LALA YEESHAY DR. C/WELI GAAS

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Nairobi.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved