HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Sunday, February 07, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Ciidamada amaanka ee maamulka Jubba oo gacanta kusoo dhigay rag looga shaki qabo inay xiriir la leeyihiin Al-shabaab iyo waxyaabaha qarxa.
Posted by Caagane on September 22 2013
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in howlgalo ay maanta halkaasi ka sameeyeen ciidamada amaanka ee magaaladaasi ayaa waxay kusoo qabqabteen waxyaabaha qarxa iyo rag lagu tuhmaayo inay xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab.

Maxamed Cabdi Buule oo ah taliyaha amaanka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ciidanka amaanka ee maamulka Jubba ay howlgalo saf balaaran maanta ka sameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay magaladaasi, ka dib markii ay ka warheleen xogo ku saabsan arimaha amaanka ee halkaas.

Taliyaha amaanka ee Kismaayo ayaa sidoo kale sheegay in ciidankaasi ay howlgalada kusoo qab qabteen waxyaabaha qarxa iyo sidoo kale 6 qof oo looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab.

Wuxuu sheegay inay talaabo adag ka qaadi doonaan dadka ay howlgalada kusoo qab-qabteen, islamarkaana ay baaritaano ku sameeyn doonaan waxyaabaha qarxa oo ay gacanta kusoo dhigeen.

Ciidamada amaanka ee maamulka Jubba ayaa waxay tan iyo markii magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose qarax lagula eegtay kolonyo gaadiid ah ee uu la socday gudoomiyaha maamulkaasi Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) waxay ciidamadaasi ka bilaabeen halkaasi howlgalo amaan sugid ah islamarkaana lagu soo qab-qabanaayo dadka lala xiriirinaayo Al-shabaab.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved