HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Friday, April 29, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo gelinkii dambe maanta la dilay.
Posted by Caagane on September 22 2013
Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta lagu dilay agagaarka xarunta Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho, iyadoona kooxdii dilka ka dambeeysay ay halkaasi isaga baxsadeen.

Kooxo la sheegay inay ku hubeysnaayeen bistoolado ayaa dhowr rasaas la dhacay xildhibaankaan oo magaciisa lagu sheegay Xuseen C/salaan, xilli uu kasoo baxay Jaamacada Muqdisho oo uu wax ka baranaayay.

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa gaaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka tirsan nabad sugida iyo booliiska, waxaana ay halkaasi ka sameeyeen howlgalo baaritaano ah oo ilaa iyo haatan la ogeyn cida lagu soo qabqabtay.

Sidoo kale ma jirto cid sheegatay mas'uuliyadda dilka xildhibaanka, waxaana uu dilkaan qeyb ka yahay dilalka iyo amaan xumida mudooyinkii dambe kusoo badaneeysay magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariistee marxuum Xuseen C/salaan ayaa sida la sheegay maalinta berito waxaa lagu aasi doonaa magaalada Muqdisho, waxaana aaskiisa ka qeyb gali doona mas'uulyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved