HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Sunday, May 01, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DEG DEG:- Dagaal culus oo haatan ka soconaaya deegaanka Godood iyo xiisada halkaasi oo kacsan.
Posted by Caagane on November 04 2013
Wararka haatan naga soo gaaraya deegaanka Godood oo qiyaastii 100-km dhinaca bari kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada maamukla Galmudug State iyo kuwa Puntland.

Dagaalkaas ayaa sida la sheegay ku bilaawday kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ay weerar xoogan ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen ciidamada Galmudug State, iyadoo weerarkaasi ka dib uu halkaasi ka bilaawday israsaaseeyn xoogan oo dhexmarta labada dhinac.

Maalmo ka hor ayay ahayd markii ciidamada Galmudug State iyo Puntland ay deegaanka Gadood ku dagaalameen, iyadoona dagaalkaan uu u muuqdo mid daba socda dagaalkaas.

Inta la xaqiijiyay dagaalkaas ayaa waxaa ku geeriyootay ilaa 4 ruux, iyadoona tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen, waxaana xaaladda deegaanka Godood ay weli tahay mid aad u kacsan.

Labada dhinac ayaa weli waxay isku adeegsanayaan rasaas aad u culus, lamana oga sida uu xaalka ku dambeeyn doono, waxaana gebi ahaan joogsaday dhaq dhaqaaqii ganacsi ee halkaasi ka jiray.

Wixii kusoo kordha warkaan dib kala soco wararkeena dambe Insha Allah.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved