HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Friday, May 06, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DAAWO SAWIRO:- Prof. C/weli Gaas oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.
Posted by Caagane on November 09 2013
Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas oo ah ra'iisul wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, kadib markii uu kasoo duulay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

Prof. C/wali Gaas oo ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad ee u taagan doorashada xilka madaxtinimada maamulka Puntland ee dhici doonta bisha Janaayo 8-deeda ee sanadka soo socda ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo.

Waxaa garoonka diyaaradaha ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo taageerayaashiisa, iyadoona diyaar garoowga loogu jiray soo dhaweyntiisa maalmihii ugu dambeeyay laga dareemayay magaaladaas, halkaas oo ah halka uu kasoo jeedo.

Prof. C/wali Gaas ayaa magaalada Gaalkacyo kula kulmi doono qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana kulamadiisa ay noqon doonaan kuwa uu ku xoojiyo ololihiisa doorashada xilka madaxtinimada ee maamulka Puntland.

Lama oga in Prof. C/weli Gaas uu sii joogi doono ilaa inta ay doorashada ka dhici doonto deegaanada uu ka arimiyo maamulka Puntland, waxaana war kooban uu siiyay saxaafadda uu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay sida diiran ee loo soo dhaweeyay islamarkaana uu faah faahin dheeraad ah dib ka siin doono.



Xafiiska Warbaahiinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved