HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Monday, February 08, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DEG DEG:- Shir albaabada u xiran oo ay haatan wada qaadanayaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra'iisul wasaare Saacid.
Posted by Caagane on November 12 2013
Warar goordhaw kusoo dhacay xafiiska warbaahinta Bulshoweyn ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra'iisul wasaare Saacid ay haatan kulan albaabada u xiran uga soconaayo xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Kulankaan oo saxaafadda dibadjoog ka ah ayaan la ogeyn waxa looga hadlaayo, waxaana sidoo kale la ogeyn in ra'iisul wasaare Saacid uu iscasili doono iyo inkale, iyadoona saacadaha soo socdo la filaayo in kulankaasi uu natiijo kasoo baxo.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra'iisul wasaare Saacid ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa soo ifbaxay inuu jiro khilaaf aad u xoogan oo labadooda ka dhaxeeyo, kaas oo sida la sheegay salka ku haaya golaha wasiirada cusub ee loosoo dhisaayo xukuumadda Soomaaliya.

Lama oga waxa kasoo bixi doona kulankaan iminka ka soconaaya xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, waxaana kulankaasi uu noqon karaa mid uu ra'iisul wasaare Saacid xilka isaga casilo ama xal laga gaaro khilaafka labada dhinac ka dhaxeeya.

Wixii kusoo kordha warkaan dib kala soco wararkeena dambe Insha Allah.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved