HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Friday, February 12, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Ciidamada Kenya oo saakay aroortii toogasho ku dilay laba nin oo ay uga shakiyeen fal argagaxisinimo.
Posted by Caagane on November 13 2013
Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in saakay aroortii ciidamada booliiska ee dalkaasi ay xaafadda Islii ku dileen laba nin oo ay uga shakiyeen falal argagaxisinimo ah.

Labadaan nin ayaa waxaa lagu toogtay wadada 12-aad ee ku taala xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay degan yihiin soomaali aad u badan.

Taliska booliska dalka Kenya ayaa waxay sheegeen in raga la toogtay ay ku hubeeysnaayeen bam gacmeed, rasaas iyo baastoolad, islamarkaana la rumaysan yahay inay yihiin kuwii ka dambeeyay bam gacmeed ay dad ku dhinteen oo lagu weeraray xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kamakuunji xildhibaan Yuusuf Xasan.

Xildhibaanka ayaa dhowr jeer oo hore waxa uu baarlamaanka Kenya ka sheegay inaan waxba laga qaban weerarkii isaga lagu dhaawacay islamarkaana ay dad badan ku dhinteen, iyadoona talaabadaan ay u muuqanayso mid ay ciidanka booliska ee dalkaasi kaga jawaabeen hadalka xildhibaanka.

Ciidamada Kenya ayaa feejignaan tii ugu xooganeed galay ka dib weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga Westgate Mall ee magaalada Nairobi, kaas oo ka dhashay qasaare aad u xoogan, iyadoona mas'uuliyadda weerarkaasi ay sheegteen Xarakada Al-shabaab.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved